heeso qoraala » Qolobaa Calankeedu waa caynoo
Qolabaa Calankeeed uu waa ceynoo
Qolabaa Calankeeed uu waa ceynoo
Inagaa keenu waa Cirkoo kala’ee
Een Caadna laheyn ee caashaqa’e
Xidigyahay cadi waa raacii damisee,
Xidigyahay cadi waa raacii damisee,
Caradaa kaligaa aad uu curadee,
Cadceeda sidii, Noocaa noqo’ee
Trackback this post | Subscribe to the comments via RSS Feed