Baarlamanka Puntland oo Maanta Ansixiyay Calan iyo Astaan ay Yeelato Puntland (sawirka Calanka)

December 22, 2009 at 13:13 Leave a comment

Mudane yaasha Baarlamanka Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta cod ku ansixiyay calanka dowlad Puntland ay Yeelaneyso ka dib markii gudiga looxilsaaray xulista Calanka heesta iyo Astaanta ay soo bandhigeen, islamarkaana ay war bixin ka siiyeen Calanka, Heesta iyo Astaanta ay horkeeneen Mudaneyaasha Baarlamanka .

Ka dib waxay mudane yaasha Baarlamanka u guda galeen dood dheer oo ay ku falan qeeyeen calanka, Heesta iyo Astaanta Iyagoona Su’aalo weydiiyay Gudiga .

Markii ay doodu soo dhamaatay ayaa waxaa Microphone-ka lagu wareejiyay Afhayeenka Baarlamanka Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi, waxaana uu sheegay in Calanka, heesta iyo Astaanta ay horay u soo gudbiyeen Gudiga, islamarkaana ay horay u soo ansixiyeen golaha Xukuumada.

Fadhiga Baarlamanka oo ay fadhiyeen in ka badan 41Mudane ayaa waxaa ugu dambeyntii ku dhawaaqay Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland, isagoo shaaciyay in Calanka Cusub ay u codeeyeen 38mudane uuna Ansax yahay,

Ka dib waxaa loo guda galay u codeynta Astaanta Ama Ambalemada ay yeelaneyso Puntland, Gudoomiyaha Baarlamanka ayaa hadana u babac dhigay golaha Mudane yaasha Baarlamanka, waxaana falanqeyn ka dib la isku raacay in sida loo soo bandhigay loo ansixiyo 27mudanena ay u codeeyeen .

Ka dib waxaa loo guda galay sidii looga doodi lahaa Heesta Cusub ee ay Puntland yeelan doonto waxaana loo soo bandhigay Mudane yaasha Baarlamanka, heestaasi oo aheyd heesta Puntland ku dayo, laakiin Xildhibaanada waa ay ka biyo diideen iyagoo sheegay in heesta ay doonayaan in ay noqoto mid ka soo dhexbaxda tartan la qabto .

Si kastaba ha ahaatee Calanka ay maanta Ansixiyeen Mudaneyaasha Baarlamanka ayaa waxaa uu ka kooban yahay 3 midib oo kala ah midabka sare Blue Calankii Soomaaliyeed oo xididgtiisii wata, Dhexda Cadaan ay ku dhextaal Ambalemadii oo labadii dhinac Shabeladii kaga Yaalay tiiqaranka Somaliya lagu bedelay Farasyo, Hoosna Cagaar,.


Go top Page

Source: SBC+allidamaale


to share Subscribe Now


 LATEST NEWS


fadlan Ka dhiibo fikirkaaga!
Halkan hoose waxa ka furan meesha aad ku soo qori kartid rayigaaga (Leave a Comment). thanks!

Entry filed under: News Archives, Sawiro.

Virus qatar ah oo dhex mushaaxaya Face book (Digniintan way ku anfacaysaa) Gobolka Bari oo Qaadey Horyaalka Kubadda Cagta ee Gobolada Puntland (Sawiro)

Leave a comment

Trackback this post  |  Subscribe to the comments via RSS Feed


Pages

******************








please sing my Guest Book

Kaydka wararka & Qoraalada Selcect Month

Picture of the Day!

Somalia

Long live Somalia

News Articles

Sawiro

*************

I Love Somalia



Sawiro Magaalada Qardho 2007 KA hor



Sawiro Qaaliya Daawo Quruxda Magaalada Qardho in 2009

Videos & Channels

Music

FEATURED STORIES.

free counters





Taariikhda Somalia BBC


  ما أقل ما نفكر فيما نملك، وما أكثر ما نفكر فيما لا نملك

استغفر الله العظيم الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه

هناك حكمة تقول "أذهب خلف حلمك مع رغبة جادة وعزم وتصميم فإما أن تنجح و إما أن تتعلم وتكبر"

عندما تطلب تحقيق ما هو مستحيل تحصل على أفضل ما هو ممكن.

لا تحاول أن تجعل ملابسك أغلى شيء فيك حتى لا تجد نفسك يوماً أرخص مما ترتديه

الحياة هي مغامرة ذات مخاطر أو هي..............لا شيء على الإطلاق

بعضنا ينجح بذكائه..وبعضنا ينجح بغباء الآخرين

من الأمور الطريفة في الحياة أنك إذا لم ترض سوى بالأفضل فسوف تحصل عليه

اللهم اجعلني خيرا مما يظنون .. واغفر لي مالا يعلمون .. ولا تؤاخذني بما يقولون

لا تنسى دكر اللـــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــه

hit counter...

  • 741,261 this is the number of all visits

Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

Join 20 other subscribers