General » ISHA SACABKA MARI

Khadra Daahir cige

Isha Sacabka Mari by codkii Khadra Daahir Cige

Dadkoo ururayoo
isu tagey dhammaan
ma ogaan karaan
moyee isaga
ayaaa waaay haaaa uga warrama
aramidu inay eel dheer taqaan
Hadba waxaan arkaa
anoo ay cidla ah
eri dhaban sidiisii
kuu ololayee
Ubax baan sidaa
kuula soo ordee
maad iga aqbali
eedaad kalgacal
adaa igu unkaye
dhibtan mawga bixin
kugu indha la”
usha maad u qaban
Ifo faalo iyo saad aragti dheer
sida awliyaan ku oddorosayaa
ayaa way haa ilo biyo leh
ku agmeerayoo
oonku ka baaba”ayn
garta odayada
la i soo dhigaa
arji iyo aqoon
afti kaa baxshee
Yay ku dhicin ilmadu
dhir abaarsatee
isha sacabka mari
eedaad kalgacal adaa
igu unkaye
dhibtan mawga bixi
naftan naftan ku oggolee
kuu abaajitee
kuu abaydintaa ee
kugu indha la”
usha maad u qaban


1 Comment Add your own

  • 1. jaamac labo qow  |  December 3, 2010 at 18:30

    khadra daahir cige waa faananad weyn oo somaliyeed markaa waxay leedahay cod kusoo jiidanaya iyo muuq iyo karti sxbyaal markaa khadra wan ku salaamayaa lkn khadra waxan ku weydiiyay imika fanka miyaad ka fadhiisatay mise gabow baa ku helay ???? nabaday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Leave a comment

Trackback this post  |  Subscribe to the comments via RSS Feed


Pages

******************








please sing my Guest Book

Kaydka wararka & Qoraalada Selcect Month

Picture of the Day!

Somalia

Long live Somalia

News Articles

Sawiro

*************

I Love Somalia



Sawiro Magaalada Qardho 2007 KA hor



Sawiro Qaaliya Daawo Quruxda Magaalada Qardho in 2009

Videos & Channels

Music

FEATURED STORIES.

free counters





Taariikhda Somalia BBC


  ما أقل ما نفكر فيما نملك، وما أكثر ما نفكر فيما لا نملك

استغفر الله العظيم الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه

هناك حكمة تقول "أذهب خلف حلمك مع رغبة جادة وعزم وتصميم فإما أن تنجح و إما أن تتعلم وتكبر"

عندما تطلب تحقيق ما هو مستحيل تحصل على أفضل ما هو ممكن.

لا تحاول أن تجعل ملابسك أغلى شيء فيك حتى لا تجد نفسك يوماً أرخص مما ترتديه

الحياة هي مغامرة ذات مخاطر أو هي..............لا شيء على الإطلاق

بعضنا ينجح بذكائه..وبعضنا ينجح بغباء الآخرين

من الأمور الطريفة في الحياة أنك إذا لم ترض سوى بالأفضل فسوف تحصل عليه

اللهم اجعلني خيرا مما يظنون .. واغفر لي مالا يعلمون .. ولا تؤاخذني بما يقولون

لا تنسى دكر اللـــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــه

hit counter...

  • 740,464 this is the number of all visits

Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

Join 20 other subscribers