heeso qoraala » Naf Ku Jecel Aduunyada

Naf Ku Jecel Aduunyada

Naf ku jecel aduunyada
Ba u wacan wax nololiyo
Nabad lala wadaago
Nimco lagula waaree
Ma nugliye kalgacalkaa
Naariyo ka daran olol
Markuu Nudaygaa kaa galo Nabar weeye halisee
Ee taa nabdiga gali
Oo soo noqnoqoshada
hayga moodin nacasnimo
Anna haddii aan ku naawilay
Naqba waa la dhawraa
Nasiibku haygu kaa simo

Nacab iyo sokeeyaba
neeftaydu diidoo
ma nastoo jacayl baa
Naqbi ila haleelaye
igu noqoy mid halis oon
kaba nuuxsan waayoo
naaftoo qalbigii buu
Nudub iga samaystee
ee taa nabdiga gali
oo soo noqnoqoshada
ha iga moodin nacasnimo
anna hadii aan ku naawilay
naqba waa la dhowraa
nasiibku haysku keen simo

Neeqdoo da’aysoo
Onkod nawda ka hayaa
Iga heshay nugaal oon
kaligay ku noole
adna kayn nabadliyo
dhul naruuro joogtaa
naxdin li’i ku hurudaa
nabsiga dhowri meyside
ee taa nabdiga geli
oo soo noqnoqoshada
ha iga moodin nacasnimo
anna hadii aan ku naawilay
naqba waa la dhowraa
nasiibku haysku keen simo


1 Comment Add your own

Leave a comment

Trackback this post  |  Subscribe to the comments via RSS Feed


Pages

******************








please sing my Guest Book

Kaydka wararka & Qoraalada Selcect Month

Picture of the Day!

Somalia

Long live Somalia

News Articles

Sawiro

*************

I Love Somalia



Sawiro Magaalada Qardho 2007 KA hor



Sawiro Qaaliya Daawo Quruxda Magaalada Qardho in 2009

Videos & Channels

Music

FEATURED STORIES.

free counters





Taariikhda Somalia BBC


  ما أقل ما نفكر فيما نملك، وما أكثر ما نفكر فيما لا نملك

استغفر الله العظيم الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه

هناك حكمة تقول "أذهب خلف حلمك مع رغبة جادة وعزم وتصميم فإما أن تنجح و إما أن تتعلم وتكبر"

عندما تطلب تحقيق ما هو مستحيل تحصل على أفضل ما هو ممكن.

لا تحاول أن تجعل ملابسك أغلى شيء فيك حتى لا تجد نفسك يوماً أرخص مما ترتديه

الحياة هي مغامرة ذات مخاطر أو هي..............لا شيء على الإطلاق

بعضنا ينجح بذكائه..وبعضنا ينجح بغباء الآخرين

من الأمور الطريفة في الحياة أنك إذا لم ترض سوى بالأفضل فسوف تحصل عليه

اللهم اجعلني خيرا مما يظنون .. واغفر لي مالا يعلمون .. ولا تؤاخذني بما يقولون

لا تنسى دكر اللـــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــه

hit counter...

  • 740,429 this is the number of all visits

Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

Join 20 other subscribers